muhiimada iskaashiga
"dhardhaaradu hadday laba yihiin dharoi ma qaadeen" "dhagaxa kale waxa loogu daray shaygu yu dhicine " "dhoodamo ka liidanee aan isku dhoobnaano" "Qofna kali ma dhiirado haddan dhawr la ciidamine" dhoodamo ka liidanee aan isku dhoobnaano"